Salmaan Khan oo ka hadlay sida ay u saameesay Hanjabaadyo Dil ah oo loo soo diray

Jilaaga caanka ah ee dalka Hindiya Salman Khan ayaa ka hadlay farriimo hanjabaadyo ah oo hawada loo soo mariyay, waxa uuna sheegay jilaaga in saameyn badan noloshiisa ku yeelatay farriimaha hanjabaadyada ah. Salmaan Khan ayaa qiray in ay jiraan hanjabaadyo dhowr ah oo hawada loo soo mariyay, waxa uuna xusay in booliiska Hindiya la wadaagay … Continue reading Salmaan Khan oo ka hadlay sida ay u saameesay Hanjabaadyo Dil ah oo loo soo diray